Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo Shaqaalaha Somalia oo la dilay .

0

Wasiir ku xigeenkii shaqada iyo Shaqaalaha Somalia oo la dilay .

Muqdisho(Sayruuq)-Marxuum mudane Saaqar Ibrahim Cabdalla oo sidoo kale ka mid ahaa Mudaneyaasha Baarlamanka ayaa lagu dilay Weerar ismiidaamin ah oo Alshabaab ay maanta ku qaadeen Xarunta Wasaaradad Shaqada ee Muqdisho,

Xukuumadda iyo laamaha ammaanka Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijayay Warka dhimashadda wasiirka iyago ka tacsiyadeyay shacabka somalia falkan gaar ahaana u tacsiyadeeyay ehelka wasiirka, Allaha u Naxariistee Xildhibaan Saaqar Cabdalla.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.