Wasiir Ku xigeenka Arrimha Dibada Masar Oo La Filaayo In Uu Booqasho Ku Imanayo Hargeisa

0

Wasiir Ku xigeenka Arrimha Dibada Masar Oo La Filaayo In Uu Booqasho Ku Imanayo Hargeisa

Hargeisa(Sayruuq)- Wasiirka Arrimaha dibadda ee Dalka Jamhuuriyada Masar ayaa la filaaya inuu goor dhow booqashi ku yimaado caasimadda Somaliland ee Hargeysa,.

Wasiir Safiir Xamdi luuza ayaa waxaa madaarka caalamiga ah ee cigaal ku soo dhaweyn doona Madacweyna ku xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Saylici iyo wasiirka arrimaha dibadda somaliland.

Dhawaan ayaay aheyd  markii dabayaaqadii  bishii March wasiir ku xigeenka hore wasaaradda hirumatinta arrimaha dibadda somaliland md libaan uu safar cilaaqo weyn ah ka soo sameeyay dalka Masar.

Wasiirka ayaa shalay safar kula kulmay maaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.