“Wasiir Khadiijo Amaanta Khayre Ayay Ku Mashquulshay

0

Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumada Soomaaliya Axmad Cumar Islow ayaa Warbaahinta u sheegay in Wasiirad Khadiijo ay Caqabad ku tahay Horumarinta Ciyaaraha Dalka.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Wasiirada halki ay qaban laheyd Shaqooyinka Wasaarada ay taa badalkeeda Shaqa ka dhigatay Amaanta Reysul Wasaaraha Soomaaliya…

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.