Wasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka Socotay

0
Wasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka Socotay

Wasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka Socotay

Wasiirkii warshadaha ee xukumaddii Siilaanyo Shucayb Maxamed ayaa sheegay in ay soo afmeereen shaqada tumista hadhuudhka beertiisa oo uu ku hawlana intii uu xilka ka sii maqna. Waxa uu sheegay in xilli roobaadkan durba la bilaabo qodaalka beeraha waxaanu bulshada ku boorriyay in wax la tabcado.

Qoraal uu Boggiisa Facebook soo dhigay ayaa sidan u dhigna:-

Waxa maanta sharaf ii ahayd inaan so gabagabaynay tumistii hadhuudha qaybtisii labaad hadhuudkaasi waa cilmi jaamacii laba qaybood ayaanu farsamaynay qaybta gacanta lagu tumayo maanta waa qaybta shinida beerta loo dhigo qaybtan kalena waxaa lagu tumay mishiin faraqa u dhexeeyaa waa qaybta usha lagy tumo hore ayay u soo biqishaa oo waxa la socota ishii biqlinaysay Qatbta mishiinka beeralaydu waxay yidhaaheen isha biqilka ayaa ka duusha markaa isla maantaba qodaadkii waa bilaabmay oo cagaftaasi waxay diyaar utahay rogaalkii beeraha markaa dalkeena nimcaa fadhida hala tabcado oo yaanu wakhtigu idindhaafin hore ayaa loo soconayaa guuuuuuul somaliland DP iyo Ethiopia.

Wasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka SocotayWasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka SocotayWasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka SocotayWasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka SocotayWasiir Hore Oo Soo Gabogabeeyay Hawl Beertiisa Ka Socotay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.