Wasiir Hore Oo Mushaharka Laga joojiyay

0
“Anigu Wasiir Qabiil Ma Ihi Hungurina Igama Hayo Hantida Qaranka”

Wasiir Hore Oo Mushaharka Laga joojiyay

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi oo hadda ka tirsan guddida tacliinta sare ayaa Mushaharkii laga joojiyay, ka dib markii uu kasoo xaadiri waayay shaqada guddida.

Taarikhda wasiirka wasaarada maaliyada

Xasan Sheekh Muumin, guddoomiye ku xigeenka guddida tacliinta sare ee Somaliland ayaa sidaas sheegay.

Xigasho: Eryal TV

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.