Wasiir Hinda Oo Ka Xun Arrinta Ilkacase

0
Wasiir Hinda Oo Ka Xun Arrinta Ilkacase

Wasiir Hinda Oo Ka Xun Arrinta Ilkacase

Wasiirka wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Hinda Jaamac Gaani ayaa sheegtay in ay aad iyo aad uga xun tahay tigitaanka caleemo saarka Axmed Madoobe ee agaasimaheedii Maxamed Aadan Ilkacase.

Waxa ay guud ahaanba dhalliishay dadka Somaliland xilalka ka soo qabtay ee marka xilka laga qaado xamar u xilal doonta.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.