Wasiir Cabdillaahi Abokor Oo U Jawaabay Mucaaradka

0
Wasiir Cabdillaahi Abokor Oo U Jawaabay Mucaaradka

Wasiir Cabdillaahi Abokor Oo U Jawaabay Mucaaradka

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa si xun u eedeeyay siyaasiyiin ay isku degaan ka soo jeedaan oo dhalliilo u jeediyay xukuumadda kuwaas oo uu ku tilmaamay siyaasiyiin taariikh xun leh oo xoolaha umadda hore u boobay.

Inkasta oo aanu wasiirku magacaabin xubnaha uu sida adag u weeraray waxa muddooyinkii dambe xukumadda ku faro kululaa Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax iyo  Sheekh Saleebaan Siciid Cali oo dhalliilo xooggan u jeediyay xukuumadda Biixi.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.