Wasiir Caateeye Oo Kulan La Qaatay Ugaaska Beelaha Ciise

0
Wasiir Caateeye Oo Kulan La Qaatay Ugaaska Beelaha Ciise

Wasiir Caateeye Oo Kulan La Qaatay Ugaaska Beelaha Ciise

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Md Cabdiqani Maxamuud Caateeye oo muddo safar ugu maqnaa dalka Itoobiya ayaa kulan kula yeeshay Magaaladda Diridhaba Ugaaska Ugaaska Beelaha Ciise, ganadaha beeshaasi iyo Maayirka Diridhaba.

Wasiirka ayaa Ugaaska gaadhsiiyay salaan uu uga siday Madaxweynaha Jamahuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ugaaska ayaa dhankiisa soo dhaweyey Wasiirka isagoo uga mahadnaqay kulankaasi.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.