Wasaarada Macdanta Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadalo Ka Soo Yeedhay Qaar ka mid ah Shirkadaha Laydhka.(Sawirro)

0

Hargeysa(Sayruuq)-Masuuliyiinta wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa ka hadlay in shirkaddo gaar ah kooto loogu xidhayo adeegada Korontada taas oo masuuliyiinta shirkadaha bixiya adeega korontadu ay wasiirka ku eedeeyeen.

Mas’uuliyiinta qaar ka mid ah shirakada laydhka bixiya ayaa wasiirka macdanta iyo tamarta Somaliland ku eedeeyey in uu wato qorshe uu laydhka dad gaar ah uga dhigayo kooto.

Waxaana sidoo kalena ay ka hadleen kulan shalay dhex maray masuuliyiinta shirkadaha Laydhka iyo wasiirka Macdanta kaas oo qaar kamid ah masuuliyiinta shirkaduhu ay dabada uga soo baxeen.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.