Waraysi Gaar Ah Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Qabsashada Saaxdheer iyo Khasaaraha Labada Dhinac

0

Hargeysa(Sayruuq) Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Madaxtooyada dhexdeeda Waraysi ku Siiyey Sayruuq.com ayaa sikooban uga waramay dagaalka Ciidamada Somaliland saaka ku qabsadeen Saaxdheertii Cali Khaliif lagu Caleemo saarayey waxaanu Wasiir Cadami yidhi “Ciidamada qaranku sidii waajibka guudkooda saarani uu dhigayey ee sugida xuduudaha dalka waxay saaka salaadii sirasmi ah saaxdheer debeda uga saareen Ina Galaydh iyo Maleeshiyaadkiisi Nabada iyo Wanaaga ka doorbiday debed wareega si salmi ah oo awood qaran hogaaminayso ayaa Ciidanku ula wareegeen Baabuur dagaal iyo maxaabiisna gcadamiacanta ayey ku dhigeen, khasaare nafeed oo dhinaca maleeshiyaadka ah ayaa jirta balse saraakiisha Ciidanka kama hordhayo iminkase majirto dhiilo taagani, Cali khaliifna waxaa hubaal ah inuu ku khafiifay siyaasadii waxaase hubaal ah inaan mardambe looga dulqaadan doonin talaabooyinka Qaran dumiska ah ee uu Caadada ka dhigtay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.