Wararkii U Dambeeyey ee Natiijadda Doorashadda Somaliland .

0

Natiijadda Doorashadda Somaliland oo Waqtigeedi La Cayimay

Hargeysa(Sayruuq)-Komishanka Doorashada Qaranka Somaliland ayaa waqtigeedi hore loo sheegay dib uga dhacday ,waxaana waqtigii hore ee doorashadda bulshadda somaliland filayeen in u noqdo qadada dabeedeed ama 2 duhurnimo balse cardka ka qeybgalka natiijadda dooeashadda somaliland ayaa lugu qoray 3:00 galabnimo oo gow ah taas macanaheedu waxaa uu noqon doona in ay doorashaduu ugu horeyn lagu dhaqaaqi karo 5 galabnimo maadaamo ay jiraan hadalo la siin doono martida iyo ka soo qeyb galayaasha sidii caadada aheyd.

doorashaddan ayaa noqotay tii ugu waqtiga dheerayd marka la eego dhanka sugidda natiijadda hordhaca ah ,iyadoo loolan adag iyo kala miiradda iyo qancinta axsaabtu ay waqti dheer ku qaadatay Komishanka Doorashadda Qaranka Somaliland .

waxaad isha ku haysaa Shabkadda Wararka ee Sayruuq News oo si toos ah kuugu soo gubin doonta dhacdadan qiimaha gaarka ah leh.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.