Wararkii U Dambeeyey ee Doorashadda Madaxtooyadda

0

Hargeysa(Sayruuq)-bulshadda somaliland iyo caalamka kale aya indhaha ka haya natiijadda ka soo bixi doonta doorashadii lagu qabtay somaliland 13November2017 ,waxaanay warar kutir ku teen ah ah lagu sheegay in doorashadda lagu dhawaaqayo balse qoraal yar oo kooban oo bogga facebooka ee komishanka qaranka somaliland lagu baahayay ayaa sheegay in natiijadda doorashada lagu dhawaaqi doono bari ,waxaanay u dhigeen sidan:

War Deg Deg

Waxanu ku wargalinaynaa bulshada Somaliland iyo calamka intiisakale ee Saacadihii u danbeeyey u dheg taagaayey najiitada ka sooo baxda koomishanka dorashooyinka in Najiitadii Doorashada Somaliland Dib loo Dhigay loona Riixay Maalinta Bari ah
Sababo Awgeed

ALLAH MAHADLEH

By Komishanka Doorashooyinka Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.