Wararkii U Dambeeyay Muranka Tirinta Codadka Doorashada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka baxay tirinta codadka ee xarunta guddida doorashooyinka Qaranka kadib markii ay is fahmi waayeen Komishanka laakiin, muddo kadib ayaa la xalliyay murankaasi waxaana illaa hadda aan caddayn baaxadda tabashada xisbiga iyo xilliga lagu dhawaaqayo natiijada doorashada.

 

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.