War DegDega: Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaridka Ah Oo Imika Kala Saxeexanaya Heshiis Lagu Go’aamiyey In Doorashooyinku Dalka Ka Qabsoomaan 15-ka December 2016-Ka

0

Hargeysa(Sayruuq) – Sida ay Sayruuq.com u xaqiijiyeen ilo wareedo u dhuun-daloola shir imika ka socda xarunta Madaxtooyadda Somaliland oo ay iskugu yimaadeen xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo iyo labada xisbi-mucaarid ee UCID iyo Waddani ayaa waxyar ka hor la iskula ogolaaday inay dhinacyadaasi saxeexaan heshiis wax lagaga badalayo muddo-kordhintii 22-ka bilood ahayd ee ay hore Golaha Guurtidu ugu sameeyeen xukuumadda, taas oo ay hore mucaaridka iyo muxaafidku iskugu khilaafeen, kuwaas oo sida ilahaasi sheegeen isla ogolaaday in doorashooyinka dalka laga qabto 15-ka December ee sanadka danbe ee 2016-ka.

Wixii kasoo kordha kala soco Sayruuq.com.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.