War deg-dega:- Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo lafilaayo in loo magacaabo wasaaradda dhalinyarada,ciyaaraha iyo dalxiiska.

0

Hargeysa(Sayruuq) Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo ah aqoon yahan da’a yar isla mar ahaantaana si dad ban ulla shaqaayn jirey wasaaradda ciyaaraha iyo ururadda dhalin yaradda.
Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo ah nin wax ku soo bartay dalka Sudan isla mar ahaan taanna sita shahaadda sare ee maamulka iyo maaaraynta(MBA).
Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo ah nin dhiln yarra oo kartideedda iyo aqoonteedda leh buuxinna karra jagadda uu baneeyay wasiirki hore ee wasaarradda ciyaaruhu.
Waxaanna aad loo hadal hayey ilaa intii aay soo baxday is casilaaddi wasiirki hore inuu badali karo Eng Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo aay wasiirki hore haayb ahaan aay isku beel yihiin.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.