War deg-dega: Beesha Mamaasan Oo digniin u diraysa beesha Habar awal, Gudida komishanka iyo Dowladda somaliland.

0

Hargeysa(Sayruuq) Waxaa La-la wadda socday in markii diwaangalinta laga bilaabay gobalka awdal  in aay weeraren beesha Habar awal iyagoo ka soo duulay hargeysa kuna soo duulay dhul aanay degin.
Waxaa dhacday inaay reer hargeysa degmooyinka aay degaan habar awal aanay iska diwaan gelin si aay ugu doodan inaay iskaga diwaan galiyaan lixdda goobood ee xidhan hadhowna u idhaahdan anagaa aqlabiyad ah nin hargeysa ka imidna sheegan maayo cabdi geedi taa maskaxdda ku darra habar awalaay.
Waxaay Kaloo sheegen odoyaasha Mamaasan in dowladda somaliland oo aay beesha is hayaan kaga awood badan tahay Oo aay tahay ninki tuuga isla tageen maxkamadda oo xaakimkuna ahaa tuuga walaalki.
Dhibtan Oo aay wadaan salaadiinta iyo sheekhyadda ka soo jeedda beesha habar awal.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.