Wakiilka Ingiriiska Oo Dhalliilay Saxaafadda Somaliland

0
Wakiilka Ingiriiska Oo Dhalliilay Saxaafadda Somaliland

Madaxa xafiiska dawladda UK ee Somaliland Staurt Brown, ayaa sheegay in ay arrin adag tahay in aad suxufi ka ahaato Somaliland gudaheeda.

Waxa kale oo uu sheegay in uu liito hab-dhaqanka saxaafadda Somaliland.

“In aad suxufi halkan (Somaliland) ka ahaataa waa arrin adag. Xadhigguna wuxuu ka noqday wax la caadaystay; haayado badan oo warbaahineed ayaan lahayn tayo tifaftirnimo; habdhaqanka suxufi ee liita ayaana wiiqaya xirfadda (warbaahinnimo).” Ayuu yidhi Staurt Brown oo qoraal soo dhigay bartiisa twitterka.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.