Waftigii Madaxwaynaha Somaliland Oo U Kicitimay Dalka Ireland.

0

Dubai(Sayruuq)-Waftigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka ka ambabaxay magaalda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta oo ay todobaadkii ina dhaafay ku sugnaayeen.

 

siilanyo

 

Waftiga Madaxwayanaha ayaa u kicitamay dalka Ireland gaar ahaan caasimadda Dublin, halkaasoo la filay inay kulamo kula yeeshaan Madaxda ugu sarraysa dalkaasi Ireland.

Wixii warar ah ee ka soo kordha Safarka Madaxwaynaha kala soco Shabakadda wararka ee Sayruuq.com.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.