Wafdi Ka Socdda Dalka Nageira Oo Hargeysa Ku Soo Wajahan

0
Wafdi Ka Socdda Dalka Nageira Oo Hargeysa Ku Soo Wajahan

Wafdi Ka Socdda Dalka Nageira Oo Hargeysa Ku Soo Wajahan
Hargeysa(Sayruuq)- Wafti uu hogaaminaayo madaxweynihii hore dalka Nayjeeriya Mr Olusegun Obasanjo ayaa la filaayaa in uu goor dhow ka soo dago Gagada diyaaradaha ee Cigaal ee Hargeysa, Waftigan Culus ayaa waxaa soo dhawyn doona madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxamaan Saylici.

Wadooyinka waaweyn ee caasimadda Hargeisa ayaa boodhadhkeeda waa wayn lagu dhajiyay sawiro ay ku dhajisanyihiin sawirka Madaxweynihii hore Nayjeeriya kuna xardhanyihiin soo dhawoow Madaxweyne Olusegun Obasanjo.

Dhawaan ayaa somaliland lagu soo dhaweeyay Wasiirka Kharajiga Eritrea kaasi oo kulamo la qaatay madaxweynaha somaliland isagoo ku sugnaa Hargeis dhowr cisho.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.