Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Badhan

0
Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Badhan

Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Badhan

Xisbiga Waddani ayaa sheegay in ay ka welwelsan yihiin xaaladda gobolka Badhan oo ciidamadii Somaliland ee ku sugnaa shalay ku biireen Puntland gaar ahaana kuwii magaalada Badhan.
Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Badhan

Afhayeenka Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa yidhi.

“Shacabka Somaliland waxaan leenahay Muusi Biixi wuu tagayaaye yaan la kala tagin, 30 Sanno waa marki kobaad ee Calanka Somalinad dhulka la dhigo, Arinta Sanaag berri waxay daliil u tahay Hoggaamin aan xuduudo qaran sugi karin laakiin xoolo Urursi u timid”

Hassan Galaydh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.