“Waa Markii U Horaysay Ee Afrika Wasiirro Aan Dugsi-ba Galin La Magacaabo,” Cali Xaraare

0

Barmaamijka caanka ah ee kaftanka siyaasadda ayaa lagu lafo guray golaha wasiirrada madaxweyne Muuse Biixi, halka wasiir ee la siiyay beesha Warsangali, xadhiga Nimcaan  Hillaac iyo arrimo kale.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.