Waa Kuma Maareeyaha Loo Magacaabay Hay’adda Duulista Iyo Madaarrada? Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodol u magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyadda Somaliland.

Masuulkan ka soo jeeda beesha Sacad Muuse ayaa khibrad dheer u leh duulimaadka diyaaradaha waxaanad halkan ka daawan karta waraysi hore oo laga qaaday oo ku saabsan khibraddiisa duuliyenimo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.