Uganda Airline Oo Duulimaad Ka Bilaabaysa Somaliland

0
Somaliland Oo Eriday Shaqaalihii ICAO

Shirkadda diyaaradaha dawladda Yugaandha ayaa sheegtay in ay duulimaadyo ka bilaabayso khadad cusub oo ay Somaliland ka mid tahay.
Magaalooyinka iyo dalalka ay shirkaddu shaacisay in ay duulimaadyo ka bilaabayso ayaa kala ah
Kinshasa, Zanzibar, Asmara Eritrea, Hargeisa(Somaliland), Lusaka, Harare, Johannesburg, Djibouti iyo Addis Ababa

xigasho: Nilepost

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.