Ugaaska Guud ee Beelaha Arab-wayne oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Gudoomiye Cirro ee Kursiga Gudoomiyaha

0

Anigoo ah Ugaas Axmed Maxamed Siciid( Cali-Mahdi) waxa marka hore Mahadi u sugnaatay Eebe(swt ) inaga dhigay Umad islaam ah. Marka labaad Waxaan si mug Iyo miisaan leh u taageerayaa dhawaaqa Sulaadiinta Beel weynta Arab ee taageerida u muujiyay go’aankii wax ku oolka ahaa ee Gudoomiyaha xisbiga WADANI mud/ Cabdiraxmaan M.Cabdilaahi(Ciro) uu uga kacay Kursigii Gudoomiyanimo kuna wereejiyay Beesha.

Waxa kale Oo xusid Iyo taariikhda gashay kelmada ah Kuraasta hala baneeyo Oo aan hore loo maqal waxaanan leeyahay Waa arrin ku dayasho mudan.

Allaa Mahad leh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.