Toos U Daawo Ku Dhawaaqista Natiijada Doorashada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Munaasibadda ku dhawaaqista doorashada Madaxtooyada Somaliland ayaa la qorsheeyay in ay bilaamato 3-da galabnimo wakhtiga Geeska Afrika. wararka ka soo baxaya xarunta guddida ayaa sheegaya in aanay saddexda musharrax ee doorashada ku tartamay ka qayb gali doonin munaasibadda laakiin, sababta lama oga.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.