Toos: Khudbadda Madaxweyne Erdogun iyo Dilkii Khaashuqji

0
Too: Khudbadda Madaxweyne Erdogun iyo Dilkii Khaashuqji

Too: Khudbadda Madaxweyne Erdogun iyo Dilkii Khaashuqji
Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga oo la hadlaayay boqolaal ka mid ah Xildhibaanadda Wakiiladda dalkaasi ayaa sheegay in la dilay khaasuqji Allahna uga baryaayo naxariistiisa, waxaanu tacsi u diray ehelkii qaraabadii iyo shacabka Sucuudiga iyo bahadda saxaafadda ee ka soo jeeday.

Madaxweynaha Dalka Turkig ayaa sheegay in sucuudiga iyo Boqorka Telefoon kala xidhiidhay isla markaana u sheegay in Dilka Khaashuqji uu ka dhacay Qunsuliyadda Istanbuul taasi oo qunsulkuna si qaab daran u maamulay baadhitaankii aan uga baahnaya isla sabtidiina aan u sheegay balse Sucuudigu diiday jariimadaa ay gaysteen.

Jariimadda dilkan waxay ka dhacday Istanbuul sucuudigna waxaan u sheegaya in 18 qof lagu tuhunsanyahay dilkaasi markaa walalaha sucuudiga waxaan u sheegaya in kor ilaa hoos ay dhacdadaasi si xaq ah uga soo warbixiyaan.

Sucuudigu wuxuu sheegay in si aan ula kas aheyn loo dilay Khaashuqji balse waxaan leeyahay waxay u dhacda badheedh iyo dil qorshaysan.
xogo weyn oo muuqadaa oo ishu arki karayso kagamay tagin Qunsuliyadda, mana canaanayno saraakisha sirdoonka iyo amniga ee Turkiga ,taasina bulshada caalamka u noqonmaysa mid raali galisa.

Qunsuliyadu waxay saarteen Hard disc kigii kamaradu ku xidhnayd taasi,

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.