“Tolow Beesha Caalamka Xafiiskeedu Waa Xagee,”Biixi

0
Akhri Warqadda Cirro Kaga Hadlay Khilaafka Komishanka

“Tolow Beesha Caalamka Xafiiskeedu Waa Xagee,”Biixi

Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa si xasaasi ah uga hadlay warqadda xisbiga Waddani kaga cawday xubnaha madaxweynuhu magacaabay oo ay beesha caalamku ka mid tahay meelaha ay ku socodsiiyeen.

“Wax buuq loo galiyo Qaranka oo waliba sida warqaddaa ku qoran la yidhaahdo; Ku: Madaxweynaha, Ku: shirguddoonka wakiillada, Ku guddoomiyaha Guurtida, Ku beesha caalamka-ku beesha caalamka, tolow beesha caalamka xafiiskoodu waa xaggee, waa wax inagu cusub, beesha caalamka hadda ogow Farmaajo-na wuu ku jira, beesha caalamka Xamar way ka tirsan tahay waa la citiraafsan yahay..” Sidaas ayuu yidhi madaxweynuhu

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.