Tobanka maktabadood ee dunida u gu waaweyn

0
Tobanka maktabadood ee dunida u gu waaweyn
Tobanka maktabadood ee dunida u gu waaweyn:
1. The British Library, magaalada London, waxaa la dhisay 1973, waxaana yaalla inta u dhaxaysa 170 ilaa 200 oo milyan oo buug.
2. The Library of Congress, magaalada Washington, waxaa la dhisay sannadkii 1800, waxaa yaalla 160 milyan oo buug.
3. Canadian Library and Archives, magaalada Ottowa, waxaa la dhisay sannadkii 1953, waxaa yaalla 56 milyan oo buug.
4. New York Public library, magaalada New York, waxaa la dhisay 1895, waxaa yaalla 50 milyan oo buug.
5. Russian State Library, magaalada St. Petersburg, waxaa la dhisay 1828, waxaa yaalla 44 milyan oo buug.
6. Bibliotheque Nationale de France, magaalada Baariis, waxaa la dhisay qarnigii 15-aad, waxaa yaalla 40 milyan oo buug.
7. National Library of Russia, magaalada St. Petersburg, waxaa yaalla 36 milyan iyo shan boqol oo kun oo buug.
8. National Diet Library, magaalada Tookiyo, waxaa la dhisay 1948, waxaa yaalla 35 milyan oo buug.
9. National Library of China, magaalada Bikiin, waxaa la dhisay 1909, waxaa yaalla 31 milyan oo buug.
10. Royal Danish Library, magaalada Koobanheegan, waxaa la dhisay 1648, waxaa yaalla 30 malyuun oo buug.
Maktabaddayda Stadsbibliotek Göteborg waxaa la dhisay 1967, waxaana yaalla 227 000 oo buug.
WQ: Ibraahim Hawd

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.