Taliyii Somaliland Ee Badhan Ma Puntland Buu U Wareegay?

0

Taliyihii ciidamada Somaliland ee aagga degmada Badhan Gurey Cismaan Saalax, ayaa ku biiray ciidamada Puntland.

Jaamac Dabaraani, oo ah afhayeenka madaxweynaha Puntland ayaa sidaa warbaahinta u sheegay.

Afhayeen Dabaraani ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay ku sugna magaalada Badhan halkaas oo ay ku loolamayaan Puntland iyo Somaliland.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.