Taliyihii Ciidanka Birmadka Ee Degmada Berbera Oo Toogasho Lagu Dilay

0

Berbera (Sayruuq)-Taliyihii ciidanka birmadka ee magaaladda Berbera ayaa toogasho lagu dilay saaka aroornimadii hore.

Dilka sida ay xaqiijiyeen dad degmada Berbera qaar ku sugan waxaa fuliyey askari ka mid ah ilaalada saldhigyada magaaladda Berbera mid ka mid ah. Askariga dilka gaystay ayaa markiiba la qabtay oo haatan ku xidhan saldhiga magaaladda Berbera.

Taliyaha geeriyooday ayaa lagu magacaabi jiray Alle ha naxariistee Aadan Guuleed (Talaabo).

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.