Taliyihii Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

0
Wadashaqyntii FADAL iyo Difaacayaasha Xuquuqda AADAMIGA Somaliland:

Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa Goor Dhoweyd ku geeryooday Magaalada Hargeisa, sida uu HCTV u xaqiijiyey wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac.

Taliyaha ayaa ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International oo uu xaalad Caafimaad u yaalay.

Bahda Sayruuqnews waxay tacsi u diraysa ehelka, qoyska, qaraabada, ciidamada iyo guud ahaan Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi Fadal

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.