Taliye-Xigeenkii Ciidanka Asluubta Somaliland oo Geeriyooday

0

Alla ha u Naxariiste Taliye Ku Xigeenkii Ciidaanka Asluubta Somaliland Cabdirahmaan Libaan Fooxle Ayaa Caawa Ku Geeriyoodey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeisa.

Taliyaha Hore u soo noqday Taliye ku Xigeenka ciidanka Booliska Jamahuuriayadda Somaliland.

Ilaahay Ha U Naxariisto Marxuumka.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.