Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga.

0

Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga.

Hargeysa(Sayruuq) Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Nuux Ismaaciil Taani oo ay weheliyaan madaxda ugu saraysa Ciidanka Qaranka, ayaa casuumad hadhimo sharafeed ah u sameeyey wasiirka gaashaandhiga JSL Cabdiqani Maxamuud Caateeye(Fariid) oo ay weheli yaan madax ka socota wasaaradda Gaashaandhiga iyo maxkamada ciidamada.

Hadhimo sharafeedkani ayaa ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimaya ayaa u jeed keedu daaranaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta buuxda ee ka dhaxaysa wasaaradda gaashaandhiga iyo waliba taliska ciidanka qaranka JSL.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.