Taliyaha Ciidamada Dabdamiska Oo Ka Hadlay Khasaaraha Gaadhay Guriga Wasiirka Madaxtooyada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Guriga wasiirka madaxtooyada Somaliland ee magaalada Hargeysa ayaa dab qabsaday waxaana gubtay qaybo ka mid ah sida uu sheegay taliyaha ciidamada dabdamiska.

Taliyaha ayaa walaac ka muujiyay in xilli dambe loo yeedhay waxa kale oo uu sheegay in dadka gurigu u yeedheen dabdamisyada Madaarka Hargeysa. Khasaaraha guriga ayuu ku sheegay mid aanay ka iman khasaare nafeed lamana oga sababta keentay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.