Taladi Dhaxalgalka Ahayd ee Maxamed Ali Kalay u Jeediyey Gabdhihiisa.

0

Waa Dhacdo Caan Noqotay. Waxa guriga ugu yimid gabdho uu dhalay iyagoo sita dhar khafiifa… Waatan Qisadii oo dhamaystiran. Waxana ka sheekaynaysa inan kamida gabdhiihiisa.
“Gabgabaddii waanu soo gaadhnay, dareewalka iyo walaashay, Layla ayaa igu wehelinayey Guriga Aabbe. Sida caadada u hayd Aabe, wuxuu isku qarin jirey albaabka dabadiisa si uu nooga nixiyo. Waanu isa saalnnay, kasha iyo laabtaanu is gelinay, waanu is dhunkannay si aan kala daal lahayn. Aabbahayo si wacan buu nooga daymo sugtay, kabacdi dhabtiisu igu fadhiisiyey, wuxuuna iyidhi hadal aanan weligay ilaabi doonin.

image
Isagoo indhahayga toos u eegaya ayuu yidhi “Hana, Wax walba oo qiimo leh oo Allaah SWT abuuray wuxuu u sameeyey dahaadh/dabool ayna adagtahay in si fudud loo gaadho. Intaa kabacdi wuxuu bilaabay inuu Suaalo iwaydiiyo isagoo ii raacinaya Jawaabaha iina sababaynaya. Xagee baynu ka helnaa Dheemanta? Meelaha qotada dhaadheer ee Dhulka hoostiisa ah, wayna dahaadhanyihiin wayna ilaashan yihiin. Xagaynu ka helnaa Luulka? Badaha Hoostooda, Halkaasay ku qarsoonyihiin kuna jiraan qafis qurxoon. Xagaynu ka helnaa Dahabka? Macdanta dhexdeeda, waxana ku dahaadhan kana sareeya lakabyo dhagaxaan ah. Si loo helo Dheemanta, Luulka iyo Dahabka waa loo hawshoodaa.” Kadib labadisii indhood buu igu soo qaabilay wuxuuna igu yidhi isago hadalkiisa sii wata. “Jidhkaagu wuu barakaysanyahay, kana qaalisan Dheemanta iyo Luulka, sidaa darteed idinguna waa inaad asturtaa jidhkaaga.
Waa Qiso isugu jirta Waano iyo ku cimro qaashado.
++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Muhammad Ali’s advice to his daughters…………..Inspiring
An incident transpired when Muhammad Ali’s daughters arrived at his home wearing clothes that were quite revealing. Here is the story as told by one of his daughters:
“When we finally arrived, the chauffeur escorted my younger sister, Laila, and me up to my father’s suite. As usual, he was hiding behind the door waiting to scare us. We exchanged many hugs and kisses as we could possibly give in one day. My father took a good look at us. Then he sat me down on his lap and said something that I will never forget. He looked me straight in the eyes and said, “Hana, everything that God made valuable in the world is covered and hard to get to. Where do you find diamonds? Deep down in the ground, covered and protected. Where do you find pearls? Deep down at the bottom of the ocean, covered up and protected in a beautiful shell. Where do you find gold? Way down in the mine, covered over with layers and layers of rock.
You’ve got to work hard to get to them.” He looked at me with serious eyes. “Your body is sacred. You’re far more precious than diamonds and pearls, and you should be covered too.”

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.