Taiwan “Somaliland Waxaanu Wadaagna..,”

0
Madaxweyne Xigeenka Oo Daahfuray Barmaamijka JPLG

Wasaaradda arrimaha dibadda dalka Taiwan ayaa sheegtay in ay Somaliland wadaagaan arrimo ay ka mid yihiin dimuqraaddiyadda, islamarkaana ay diyaar u tahay wada shaqayn dhexmarta labada dal.

Hadalka wasaaradda ayaa ka dambeeyay markii madaxweyne xigeenka Somaliland bartiisa Twitterka dhambaal hambalyo ah ugu diray madaxweynaha iyo ku xigeenka Taiwan oo dib loo doortay.

Taiwan ayaa u mahadcelisay Mudane Cabdiraxmaan Saylici

Taiwan waxa Qarannimadeeda taageersan dalal reer Galbeed ah oo Maraykanku ka mid yahay laakiin Shiinaha ayaa u aqoonsan in ay Taiwan ka mid tahay dalka Shiinaha.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.