Tahriibayaal Soomaali Ay Ku Jirto Oo Ku Geeriyooday Xeebaha Dalka Talyaaniga

0

Malta(Sayruuq)-40 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga werwer san yahay iney ku geeriyoodeen Xeebaha Dalka Talyaaniga kadib markii ay quustay doontii dadkasi ay la socdeen.

Ila wareedyo ka tirsan Ciidamadda Ilaaladda Xeebaha Talyaaniga ayaa sheegaya in la badbaadiyay 80 qof oo muhaajiriin ahaa,kuwaas oo saarnaa doonta degtay.
Dadkasi Doonta ay la quustay oo gaadhayay 100 qof waxa ay ka soo kala jeedeen Soomaaliya,Mali,Benin iyo Eritareeya.

Muhaajiriin gaadhaya 1,900 oo qof ayaa ku dhintay sanadkan oo kaliya Xeebaha dalka Talyaaniga iyaga oo ku sii jeeday Yurub.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.