Tafatirihii Guud ee Shabkadda Hadhwanaag Oo La Xidhay

0
Tafatirihii Guud ee Shabkadda Hadhwanaag Oo La Xidhay

Tafatirihii Guud ee Shabkadda Hadhwanaag Oo La Xidhay
Hargeysa(Sayruuq)-Taftirha guud ee shabakadda wararka ee HadhwanaagNews Suxufi Cabdiqani Asbaro ayaa Ciidanka Booliska xabsiga u taxaabeen xalay .

Sida ay ku noo sheegen dad goobjoog ah waxaa suxufiga qaaday ciidan ka buuxa Laba gaadhi oo Ciidanka Booliska kuwaaso ka kaxeeyay meherad ku taala xaafada Siinay ee Magaalada Hargaysa oo ku sugnaa.

Waxaana xadhiga suxufigu sababtay in buuq uu dhex maro dadweyne goobtaa ku sugnaa, ku waas oo askarta waydiiyay in ay tusaan waaranka qabashada Suxufiga, balse booliska ayaa rasaas ku kala kexeeyay shicbka goobta ku sugnaa.

Xadhiga Tafatiraha ayaa lala xidhiidhinayaa Guddomiyaha Bangiga dhexe ee somaliland Mr. Baqdaadi oo shabkadda maalmahan ba dabadda ka riixayay in hawadda laga saaro isla markaana la xidh xidho shaqaalaha Hadhwanaag news.

Sayruuqnews
Hargeysa-Somlailand
sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.