Tabobare Nololeed Iyo Qoraa Ka Faallooda Arimaha Horumarinta Aadamaha)

0

Hargeysa (Sayruuq)Waxa in badan dhacdaa oo qaar inaga mid ahi la kulmaan carqalado iyo cadaadis badan oo kaga imaada hayaanka nolosha, kuwaas oo sababa in dadyow badani is dhiibaan oo ay noqdaan kuwo xal ka dhigta cabasho iyo quus joogto ah.

Hirdanka noloshu waa mid soo jireen ahaa ilaa bilowgii Aduunyada, waana mid jiri doona ilaa ay noloshu Aduunyadu dhammaanayso. Waxa aad arkaysaa Dadyow nolosha heer ka gaadhay laakiin haddana ay noloshoodu tahay mid dheeliyaysa oo aan dheelitirnayn taas oo ay sabab u tahay in aanay miisaamin qaybihii muhiimka ahaa ee ay ka koobnayd noloshu, kuwaas oo haddii si fiican loo miisaamo isbadal wayn oo wanaagsani ku imanayo nolosha qofka

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.