“Suuqa Miiroga Ee Soomaaliya Waanu Ka Maarmayna,” Kenya

0
“Suuqa Miiroga Ee Soomaaliya Waanu Ka Maarmayna,” Kenya

“Suuqa Miiroga Ee Soomaaliya Waanu Ka Maarmayna,” Kenya
Ganacsatada qaadka Miirooga ee dalka Kenya ayaa sheegay in suuqa ay ku tiirsan yihiin ee Soomaaliya ay uga maarmayaan Qarannimadooda haddii aan xal loo helin xiisadda diblamaasiyadeed ee labada dal ka dhex qaraxday.

Ururka ganacsatada Miirooga ayaa sheegay in mar kasta oo Soomaaliya iyo Kenya wax dhexmaraan Soomaaliya la soo booddo ganacsiga qaadka laakiin, ay Qarannimada dalkooda ka raacayaan haddii waxyeellada ugu xun ka soo gaadhayso qaadka oo Soomaaliya joojiso.

Waxa uu sheegay in qaadka ay u iib geeyaan Soomaaliya bilihii u dambeeyay dhibaatooyin wajahayay kuwaas oo kala ah madaxweynaha Puntland Mr Deni oo cashuuro dheeraad ah ku soo rogay iyo Soomaaliya oo qaad jaban ka soo fasaxday Itoobiya.

Source
We’re ready to lose Somalia market, miraa traders say
Degdeg: Kenya Oo War Cusub Soo Saartay
Faahfaahin Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.