Suldaan Maxamed Suld Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Muranka Doorashada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa sheegay in la sixi karo khalad kasta oo doorashada ka dhacay laakiin, ammaanka la ilaashado. waxa uu sheegay in aanu cidna nabadgalyo darro ka yeeli doono.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.