Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Faysal

0
Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Faysal
Sul Maxamed Sul Axmed Sul Cabdiraxmaan Sul Diirye

Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo iyo Faysal+Shirka Nabadeynta Ceel-Afweyn

Hargeysa(Sayruuq)-Suldaan Maxamed Axmed Suldaan Diirye Oo ka hadlay arrimaha ku gadaaman shirkii Maamul goboleedada ee faysal cali waraabe iyo Cali khaliif galaydh ka qeyb galeen iyo kulankoodii ay la yeesheen Farmaajo.

Suldaanka ayaa sheegay in Faysal uu yahay hogaamiye Xisbi Qaran balse ay fiicantahay in uu talaabo noocan oo kale ah oo shacabka somaliland uu ku matalaayo inuu tallo qaran ku tago.

sido kale Suldaanka ayaa soo dhaweeyay qaabka uu socda shirka nabadeynta Ceel-afweyn islamarkaan waxaa uu tibaaxay in habsan iyo maalmo dib u dhacaana ay tahay uun xalka oo si wanaagsan loo astaynaayo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.