Suldaan Ka Hadlay Xiisad Amni Darro Oo Ka Jirta Xaafad Hargeysa Ka Mid Ah

0

Hargeysa(Sayruuq) Xaafadda Daami ee magaalada Hargeysa ayaa habeennadii u dambeeyay waxa ka dhacay shaqaaqooyin daba socda mudaharaado ka dhashay muranka doorashada Somaliland oo u dhexeeya bulshada halkaasi wada degta. Suldaan Naasir oo ka mid ah waxgaradka degmada iyo hoggaanka dhaqanka ayaa ku baaqay in ammaanka la ilaaliyo lana dhegaysan fidmada ay dadka qaar wadaan.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.