Sul. Siciid Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta Ceelafweyn

0
Sul. Siciid Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta Ceelafweyn

Sul. Siciid Oo Si Adag Uga Hadlay Arrinta Ceelafweyn

Suldaanka guud ee beelaha Biciide Sul. Siciid Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga hor yimid qorshaha cusub ee lagu dhammaynayo colaadda Ceelafweyn muddada dheer ka taagnayd.

Waxa uu madaxweynaha iyo wasiirkiisa Daakhiliga Maxamed Kaahin ku eedeeyay in ay siyaasadaynayaan hannaanka nabadaynta kadib markii beelaha hoose ee colaaddu u dhexayso lagu koobay arrinta nabadaynta.

Waxa uu sheegay in aanay beelaha hadda wada hadalku u socdo oo kaliya saamayn colaadda Ceelafweyn laakiin, dadyow kale dad kaga dhinteen.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.