Sucuudiga Oo Burburinaya Tuulooyin Gabaad U Noqon Kara Xuutiyiinta Yemen.

0

Riyaad(Sayruuq)Sida uu qoray wargeyska Sacuudigu, Al Xayaat, toban tuulo mar hore ayaaba la baabi’iyay. In ka badan 90 kalana dhaqso ayaa loo dumin doonaa.

Dadkii dhammaan tuulooyinkaas waxay isaga tageen colaaddii ugu dambaysay ee xiisadda xadka ka dhalatay sanadkii 2009kii, waqtigaas oo jabhadda Xuutiyiintu ay ka soo gudubtay xuduudda Sacuudiga.

 

Ciidammada ammaanka ee Sacuudiguna sida muuqata waxay ka welwelsan yihiin in deegaannadaas la cidleeyay ay noqon karaan meel ay ku dhuuntaan kooxo Sacuudiga soo dhexgelaya. Sidaasi darteed tuulooyinkaas waa la burburin doonaa.

Hargeysa-Somaliland

Sayruuq-Office

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.