“Su’aashii Taagnayd Waxaynu Ku Dhammaynay Dariiqii Dastuuriga Ahayd” Wasiir Cukuse

0

Hargeysa (Sayruuq)-Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadlay muddo kordhinta Guurtidu u sameeyeen maanta xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda.

Wasiirka oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa go’aankii Guurtidda ka dib ayaa bogaadiyay Golaha Guurtidda oo uu sheegay inay waajibkooda ka guteen mawduucii la xidhiidhay dib u dhaca farsamo ee ku yimid doorashooyinkii Madaxtooyadda iyo wakiiladda ee la filayay inay dalka ka qabsoomaan 26 june ee sannadkan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.