Sports- Tababaraha Manchester United Van Gaal oo soo bandhigay Kooxdiisa Sanadka 2015-2016

0

Ciyaaraha (Sayruuq Sports) Tababaraha Kooxda Manchester United ee u dhashay dalkaasi Netherlands ayaa soo bandhigay qorshahiisa sanadka soo socda iyo Ciyaaryahanadda bartilmaameedka u ah inuu soo xero galiyo iyo kuwa uu ilaa imika soo xero galiyey,

  • Matt Hummels oo ah Ciyaaryahanka kooxda Dortmund ugu ciyaara dhanka Difaaca una dhashay dalkaasi Germany kaas oo ilaa sanadkii horeba ay ugu jirtay suuqa helitaankiisa laakiin sanadkan uu Macalin Van Gaal uu rabo inuu soo xero galiyo.
  • Clyne- Waa ciyaaryahan baasha uga ciyaara kooxda Southompton una dhashay dalkaasi England kana ciyaara horyaalka Premierleague,
  • Gundogan- Waa Ciyaaryahan u dhashay dalkaasi Turkiga una dheela kooxda Dortmund ee dalkaasi Germany ka dhisan waxaana la filayaa in heshiiskiisu dhamaado xagaagan kooxda Manchester united.
  • ugu dambayntii waxa la filayaa in hadii kooxda Manchester united ay dhamaystiro heshiisyadan ay ku talo jirto inay dhamayso ayaa waxa dhici doonta in ay noqoto mid ku tartanta ama Hogaamisaba awoodna ku bilawda Horyaalka Dalkaasi England Xilli ciyaareedka soo socda ee 2015-2016.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.