Soomaaliya Oo Wali Ku Dheggan Arrin Somaliland Diidan Tahay

0

Hargeysa(Sayruuq) Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay qiimayn ku sameeyeen tayada, tirada iyo saanadda hubka ee ciidamada Soomaaliya haystaan, waxaanu muujiyay in aanay fiicnayn cududda ciidan ee Soomaaliya.

Wasiirka ayaa u muuqda in uu dhalliisha ciidamada Soomaaliya ka dhigo cunaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya oo ay muddooyinkii u dambeeyay u ololaynayeen madaxda Soomaaliya in la qaado laakiin, Somaliland ayaa marar badan ka digtay in la qaado cunaqabataynta hubka xilligan iyada oo ku sababaysay in hubaynta Soomaaliya halis galinayso gobolka, islamarkaana qabaa’il iyo kooxaha xagjirka ah uu gacanta u galayo.

Wasiirka Soomaaliya oo waraysi siiyay VOA ayaa ka hadlay qiyaasta awoodda ciidan ee Soomaaliya.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.