Soomaalida Oo Cambaaraysay Ethiopian Airline

0
Soomaalida Oo Cambaaraysay Ethiopian Airline

Soomaalida Oo Cambaaraysay Ethiopian Airline
Arday reer Jigjiga ah ayaa sheegay in shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya si cunsuriyad ah uga reebeen shaqo ay ku guulaysteen.

Ardayga ayaa sheegay in la waydiiyay su’aalo ku saabsan in uu ehel ku leeyahay ama isirkiisu ku sal leeyahay Muqdisho arrintaasi oo loo fahmay in ay sinjiga Soomaalida ku diidan yihiin in uu ka shaqeeyo shirkadda.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.