Somaliland:Baraha Bulshadda Oo Hadda la Xiyray

0

Hargeysa(Sayruuq)-Shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland ka hawulgala ayaa hadda hawadda ka saaray baraha bulshadu ku wada xidiidhi jirtay ,kadib makii codeyntii ay dhamaaray ,tirintuna ay bilaabato.

shirkadaha ilaa hadda hawada ka saaray baraha bulshadda waxaa ka mid shirkadda Somtel iyo shirkadda Telesom,Ilaa hadda waxaa la sugayaa shirkadda Somcabel.

Gudida Komishanka doorashada qaranka Somaliland ayaa sheegay in dhamaan baraha bulshadd ee  ,sida Facebook ,Instagram iyo WhatsApp la xidhayo inta codadka tirintooda ay socoto.Sida uu sheegay afhayeenka guddiga Siciid Cali Muuse ,shirkadaha isgaadhsiinta “waxay Ogolaadeen dalbkooda”. “Si looga hortago wararka been abuurka ah “ayuu guddiga uu go`aansaday xidhida baraha bulshada.

Jamhuuriyadda Somaliland waxaa manta ka socday codeyen waqtigan soo idlaatay taasi oo lagu dooranayay madaxweynihii Shanaad ,tan iyo 1991 .

Sayruuqnews

Xafiiska-Hargeysa

contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.